VIDEO: Madaxweyne QoorQoor oo dib ugu laabtay Magaalada Dhuusamareeb

Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa dib ugu soo laabtay maanta Caasimadda Galmudug ee Dhuusamareeb kaddib markii uu Magaalada Garoowe uu uga qeyb-galay aaska Ra-isul wasaarihii hore ee Soomaaliya iyo Madaxwynihii hore ee Puntland.

Madaxweyne QoorQoor ayaa Labadii habeen ee lasoo dhaafay ku hoyday Magaalada Garoowe, isagoona kulan xariir ah la yeeshay Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Siciid C/llaahi Deni, iyagoona ka wada-hadlayay sidii loo adkeyn lahaa mowqifkooda arrimaha Doorashooyinka Dalka.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading