Video:-Madaxweyne Sh.Axmed Shaakir oo soo gaaray Muqdisho

Waxaa maanta magaalada Muqdisho soo gaaray Madaxweynaha Maamulka Gobolada Dhexe, Sheekh Maxamed Shaakir Cali oo aan Muqdisho soo gaarin in muddo ah.

Maxamed Shaakir Cali oo saakay ka soo ambabaxay magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Maamulka Gobolada Dhexe, ayaa Garoonka Aadan Cadde waxaa ku soo dhaweeyay masuuliyiin kala duwan ka tirsan dowladda federaalka ee Soomaaliya.

Ujeedka uu Shiikh Maxamed Shaakir Cali u yimid Magaalada Muqdisho, ayaa waxa uu ku sheegay inay tahay ka qaybgalka Xafladda Caleemo saarka Madaxweynaha cusub oo maalinta beri ah dhaceyso,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

Be the first to comment on "Video:-Madaxweyne Sh.Axmed Shaakir oo soo gaaray Muqdisho"

Leave a comment

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading