Video:-Madaxweyne Shaakir”Waxaan ogaa Xaaf oo ganacsade ah, waxa Cadaado ka dhacayna nama khuseeyaan anagu ma aqoonsanin sida aysan iyaba noo aqoonsaneyn”

Madaxweynaha maamulka Gobolada Dhexe Shiikh Maxamed Shaakir Cali ayaa sheegay in doorashadii ka dhacdey Cadaado aysan iyaga khuseyn isla markaana aysan aqoonsaneyn waxa ka soo baxay.

 

”Waxaan ogaa Xaaf oo ganacsade ah, waxa Cadaado ka dhacayna nama khuseeyaan anagu ma aqoonsanin sida aysan iyaba noo aqoonsaneyn…:”ayuu yiri madaxweyne Shaakir.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading