Video:-Madaxweyne Waare oo sii daayay xog amaan oo xasaasiya

Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare oo maanta soo gaaray magaalada Muqdisho, ayaa warbaahinta la hadlay, waxa uuna si gooniya u abaaray ammaanka Caasimadda Muqdisho.

Madaxweyne Waare ayaa sheegay in ammaanka Muqdisho uu faraha ka baxay, oo xilligan aanan la isku haleyn karin.

Masuuliyiinta iyo siyaasiyiinta xilalka haya ayuu waare ku booriyay in ay ammaankooda si gooniya uga taxadaraan,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading