Video:-Madaxweyne Xaaf oo ka duulay Garowe canbaareeyayna Dowlada Dhexe

Madaxweyne Xaaf ayaa saaka ka dhoofay Garoonka Diyaaradaha G.Maxamed Abshir kadib markii uu fashil ku idlaaday Shirkii Wadatashiga.

Madaxweynihii hore ee Puntland Faroole, xubno ka tirsan Golaha Barlamaanka qaranka iyo qaar kamid ah Golaha wasiirada DG Galmudug ayaa Ka sagootiyay garoonka diyaaradaha ee Magaalada Garowe.

Halkan ka akhriso warsaxafadeedka..

Madaxweynaha oo saxaafada kula hadlay Garowe ayaa si kooban uga hadlay sababaha keenay burburka ku yimid shirka wada-tashiga DFS iyo Dowlaha xubnaha ka ah DFS, waxaana uu eedeyn u jeediyay Madaxda dowladda,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading