Video:-Madaxweyne Xasan Oo ka jeediyay khudbad dhinacyo badan soo afmeerida Madasha Heritage

Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Shiikh Maxamuud oo ka qeyb galay Madasha Aragti-wadaagga Somaliyed ee Heritage,ayaa ku soo bandhigay madasha, guulaha ay dowlada ka gaarto dagaalka ka dhanka ah argagixisada, deegaannada laga xoreeyey iyo sida ay uga go’an tahay in la soo afjaro halista khawaariijta.

Madaxweynaha,ayaa sidoo kale ka warbixiyay Abaaraha iyo saameynta ay ku yeelatay nolasha Dadka Somaliyed.

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading