Video:-Madaxweyne xigeenka Puntland oo kormeeray dhismaha Isbitaalka Garowe

Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda, Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta kormeeray Dhismaha Isbitaalka Guud ee Garoowe oo dayactir lagu samaynayo.

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Puntland Cabdirisaaq Xuseyn Xassan,ayaa ka warbixiyey kormeerka Madaxweyne Ku-xigeenku maanta ku booqday hospital guud ee Garowe.

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading