Video:-Madaxweynihii Zimbabwe oo si dirqi ah uga badbaaday Qarax

Qarax kale aya isna ka dhacay dalka Zimbabwe, meel uu ka qudbeynayay madaxweynaha dalkaasi Emmerson Mnangagwa, oo dad isku soo baxay u lahadlayay. Markii qaraxa uu dhacyaay ayuu madaxweynuhu ku guda jiray ololihiisa doorashada madaxtinnimo ee dalkaasi oo la filayo in bisha soo socoto ay dhacdo.

Weerarkaasi oo dhaawacyo ay sababeen, ayaa waxa si diqri ah uga badnaaday madaxweynaha, kaas oo ku tilmaamay in uu ahaa mid fuleynimo,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading