Video:-Maka quusatay Xildhibaanad Faadumo Geriyow Kursigeeda??

Faadumo dhaqankeedu waxuu calaamad su’aal saarayaa Haweenka iyo siyaasada???

Faadumo Geriyow waa Xildhibaanad laga soo doortay Jubaland kana mid ah Baarlamaanka Fadaraalka.

Kursiga ay kusoo baxday markii horeba waa laysku haystay oo Beesha Harti,ayaa sheeganaysay,waxaana looga qaaday doorashadii hore Nin kasoo jeeda Buuhoodle.

Haatan sida xogo sheegayaan Kursiga waxaa dib loogu celiyay Beesha Harti.

Faadumo sida ay hada udhaqmayso oo u hadlayso kana muuqata dareenkeeda way ka samirtay markale iyo Kursigaas.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading