Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni,ayaa Garoonka Diyaaradaha ee Gen. Mohamed Abshir ee Garowe kusoo dhoweeyay Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo wafdi uu hoggaaminayo.
Soo dhoweynta waxaa ka qeybgalay Goleyaasha Dowladda Puntland, Maamulka Gobolka Nugaal, kan Degmada Garowe iyo qeybaha kala duwan Bulshada ku nool magaalada Garowe.
Halkan ka daawo muuqaalka
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.