Video:-Maraykanka oo jawaab deg-deg ah ka bixiyay weerar uga yimid Drones-ka Iran

Weerar la tuhunsan yahay inay fulisay diyaarad drone ah oo ay sameysay Iran ayaa qandaraasle Mareykan ah ku dilay, shan askari oo Mareykan ahna ku dhaawacay waqooyi bari Syria, waxaa sidaas sheegay Pentagon-ka.

Ciidamada Mareykanka ayaa sheegay inay durbadiiba ku aarguteen “duqeymo toos ah” oo lala beegsaday saldhigyo ay adeegsadaan kooxo ku xiran Ilaalada Kacaanka Islaamiga ah ee Iran, kuna dileen ugu yaraan afar qof,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading