Video:-Maraykanka oo markale ku baaqay in wada xaajood laga galo colaada Itoobiya

Xoghayaha arrimaha dibadda ee Mareykanka Antony Blinken,ayaa sheegay in uu aad uga walaacsan yahay xaalada Itoobiya,wuxuuna ku baaqay in wada xaajood deg-deg ah laga yeesho xiisadda,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading