Video:-Maxaa kala qabsaday Maareeye iyo Baarlamaanka?

Wasiirka Wafaafinta oo Su’aalo adag laga weydiiyay Sababta Mas’uuliyiinta Dowladda oo kaliya loogu buun buuniyo Warbaahnta Qaranka,Wariyeyaal la sheegay in laga eryay SNTV,iyo Kuwa dalka ka maqan oo mushaar ka qaata Warfaafinta

Sidoo kale waxaa la waydiiyay sababta Xasan Daahir Aweys uhelay Taleefoon Mukhtaar Rooboow uwaayay xaqaas,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka 1-aad

Halkan ka daawo muuqaalka 2-aad


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading