Video:-Maxaa kala socotaa Buuga gabayadii Sayid Maxamed Cabdulle Xasan looga been sheegayo?

Buugan ayuu ka qoray Wasiirku taariikhdii iyo gabayadii Sayid Maxamed Cabdulle Xasan, isagoo si khaldana uqoray,isla markaana Gabayadii Sayidka ubadalay kuwo been abuur ah oo cay iyo aflagaado dumarka hufan loogu gaysanayo.

Hadaba hoos ka daawo suugaan yahan reer Somaliland ah oo ka hadlaya buugaas iyo khalad taariiikheedka foosha xun ee uu galay Wasiirka waxbarashada Somaliland.

 

 

halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading