Shirkii khamsiilaha ahaa ee dawlada Jubaland ee Somaliya ,ayaa maanta ka qabsoomay magaalada kismaayo.
Shirkan oo ka dhacay guriga martida Kismaayo ayaa waxa shir gudoominayay madaxweyne Axmed Madoobe.
Qodobada looga hadlay ayaa waxaa ka mid ahaa amnia,maaliyada iyo kaluumaysiga.
Hadaba gunaanadkii shirka ayaa waxaa kasoo baxay warmurtiyeed,hoos ka daawo muuqaalka warmurtiyeedka oo faahfaahsan.
Halkan ka daawo muuqaalka
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.