Video:-Maxaa looga ceshay Shariif Baydhabo?

Guddoomiyihii hore ee baarlamaanka Soomaaliya Shariif Xasna Sheekh Aadan ayaa sheegay maanta in loo diiday inuu u dhoofo magaalada Baydhaba si uu ugu tartama kursi ka mid ah baarlamaanka oo degaan doorashadiisu tahay magaalada Baydhaba.

Shariif Xasan ayaa arrintan ku eedeeyey madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Lafta-gareen, hase yeeshee VOA oo isku dayday inay la xiriirto maaxdaweynaha koonfur galbeed Cabdicasiis Laftagareen, weli uma suurtogelin,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading