Video:-Maxaa looga dooday fadhiga Baarlamaanka Puntland Ee Maanta?

Golaha Wakiillada DPL,ayaa isku raacay in muddo 10 berri ah la siiyo Guddiga Arrimaha bulshada oo gacanta ku haya wax ka bedelka xeerka howlgabka shaqaalaha rayidka,

Sidoo kale Golaha,ayaa isku raacay in la soo hormariyo Ansixinta Miisaaniyadda Dawladda 2023.

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading