Madaxweynaha Dowladda Galmudug ayaa shir guddoomiyey kulanka todobaad-laha ah ee golaha wasiiradda oo looga hadlay arrimo muhiim ah.
Kulanka maanta Wasaaradda Maaliyada ayaa golaha wasiirada waxay u qeybisay miisaaniyad sanadeedka 2021 ee Galmudug.
Sidoo kale, Wasaaradda Caafimaadka Galmudug ayaa laga dhagaystay warbixin ku saabsan laba-kaclaynta covid -19. Waxaa Sidoo kale, wasaaradda amniga gudaha ay golaha la wadaagay warbixin amni.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.