Shirka Todobaad-laha ah ee Golaha Wasiirada Xukumadda Fadaraalka Soomaaliya ayaa maanta looga hadlay Xaaladda Maxaabiista Soomaalida ee ku xiran Xabsiyada Dalka India waxaana la sheegay in ay ku jiraan xaalad aan wanaagsaneyn.
Ra’iisal Wasaaraha Xukumadda Fadaraalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyrre oo shir Guddoomiyay Kulanka Golaha ayaa sidoo kale looga hadlay Xaaladda Soomaaliya ee amniga iyo siyaasadda.
Warbixin laga dhageystay Wasiirada Wasaaradaha Cadaaladda iyo Arimaha Dibadda Fadaraalka Soomaaliya waxayna labadooda ka hadlay Xaaladda maxaabiista oo ay sheegeen in aysan wanaagsaneyn,hoos ka daawo muuqaalka.
Halkan ka daawo muuqaalka
Halkan ka daawo muuuqaalka 2aad
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.