Wasaaradda qorshaynta Puntland ayaa gollaha xukuumadda uga warbixisay diyaar garawga soo bandhigida waxqabadka boqolka maalmood ee madaxweynaha Deni, iyadoo gollahuhuna isku raacayay in la qabto kullan ballaaran oo lagu soo bandhigayo wixii u qabsoomay xukuumadda mudadaas.
Shirka gollaha wasiiradda waxaa kaloo looga hadlay halka uu marayo baaritaanada kiisaska kufsiga ee Puntland ka dhacay muddooyinkii dambe. Guddiga maaraynta arrimaha kufsiga ayaa sheegay in heer gabagabo marayo gal dacwadeedyada eedaysanayasha falalka kufisga lagu tuhunsan yahay,hoos ka daawo muuqaalka.
Halkan ka daawo muuqaalka
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.