Video:-Maxaa looga xaajooday shirkii golaha Wasiirada Puntland?

Shirkii Golaha Wasiirada Dowlada Puntland ee Khamiislaha ahaa oo shir gudoominayay ku simaha Madaxweynaha Cawil Sh.Xaamud,ayaa qabsoomay.

Wasiirka Qorshaynta oo kusime usii ah Wasiirka Warfaafinta,ayaa ka warbixiyay Qodobadii shirka looga xaajooday,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading