Shirka Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo uu Shir-guddoomiyey Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, waxaa todobaadkan looga hadlay Amniga Guud, Safarkii Madaxweynaha ee dalka Jabuuti, Dib-u habaynta Amniga Magalaada Boossaaso iyo isbedelka Geeska, qaban-qaabada shirka wadatashiga reer Puntland iyo arimo kale.

Waxaa Faahfaahinaya Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Warfaafinta, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska Puntland Dr.Cabdifitaax Nuur Axmed (Ashkir)
Halkan ka daawo muuqaalka
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.