Dhaqaalayahannada Soomaalida ayaa sheegay in doorashada Madaxweynaha Cusub ay saameyn ku yeelatay inuu xoogaa xoogoobo shilinka Soomaaliga marka lagu sarrifayo lacadaha qalaad qaarkood sida doollarka Maraykanka.
Shilin Soomaaliga ayaa labadii maalmood ee u dambaysay lagu sarrifayey 16kun oo shulin SOomaali ah halkii dollar, halka uu horey uga ahaa ilaa 22 kun oo dollar halkaii doolar,hoos ka daawo muuqaalka.
Halkan ka daawo muuqaalka
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.
Be the first to comment on "Video:-Maxaa sababay hoos u dhaca sarifka lacagaha Qalaad iyo soo kabashada shiling Somaliga"