Video:-Maxaa udanbeeyay dagaalka Askarta Ee Sudan?

Duqeymo cirka ah, madaafiic iyo qaraxyo ayaa Sabtidii ruxay caasimadda dalkaasi ee Khartuum, iyadoo dagaalka u dhexeeya Labada dhinac uu galay Toddobaadkiisii Siddeedaad.

Dad ku nool magaalada,ayaa sheegay in diyaaradaha dagaalka ee ciidamada Sudan ay beegsadeen fariisimada Xoogagga Gurmadka Degdegga ah ee RSF ay ku leeyihiin Khartuum.

 

Halkan ka daawo muuqaalka

 


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading