Video:-Maxaa udanbeeyay dagaalka Sudan

Dukheymo dhinaca Cirka ah iyo Madaafiicda goobta,ayaa Sabtidii shalay gilgilay qeybo badan oo ka mid ah Caasimadda Sudan ee Khartoum, xilli uu Todobaadki Saddexaad uu galay dagaalka u dhaxeya Millatariga iyo Xooggaga RSF.

Dowladda Mareykanka,ayaa sheegtay, in Boqollaal muwaadiin Mareykan ah oo kasoo cararay dagaalka Magaalada Khartoum,in ay gaareen magaalada Dekedda leh ee Port Sudan.

 

Halkan ka daawo muuqaalka

 


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading