Video:-Maxaad ka taqaanay taariikhda halgamaa Muuro?

Innaa Lillaahi Wa’inaa Ilaah Rajicuun Geeridu waa xaq. Waxaa Umadda Soomaaliyeed ka baxay dhawaanna ku geeriyooday magaalada Nayroobi, Halgamaa ka mid ahaa horseedkii S.Y.l Maxamud Yusuf Aden “Muuro” wuxuuna ka mid ahaa hogaamiyayaashii Leegada ee kor u hayay Shucladdii Gobanimadoonka.


Taariikhda sida wayn loogu xasuusto waxaa ka mid ah, wuxuu ahaa halyay Naftiisa u hibeeyay sidii Soomaaliya ay gobanimo ku gaari lahayd.
Sababta keentay in Maxamuud Yuusuf Muuro in uu iska dhigo AUN C/llaahi Ciise, islamarkaana uu cirbada sunta ah u qaatay waxay ahayd, in lagahortago Gumaystaha oo doonay in uu qaab shirqool ah kaga hortago si qadiyadda aaya katalinta Soomaaliyeed u gaarin Fagaarayaasha Caalamka.
28-10-1948dii AUN C/llaahi Ciise ayaa u dhoofayay dalka dibadiisa si uu uga qaybgalo shir ka dhacayey Faransiiska gaar ahaan lexuss oo ay soo qaban qaabiyeen Wasiiradii Arrimaha Dibadda ee Talyaaniga iyo Ingiriiska oo 5tii ilaa lixdii may 1948 ku shiray London heshiiskaasi oo la magac baxay “Sforza-Bevin plan oo Four Power Commission uga hadlayeen arrimaha Soomaaliya.


Isticmaarkii Ingiriiska wuxuu ugu talagalay in uu ku mudo Talaal sun ah AUN C/llaahi Ciise Maxamuud oo ahaa hogaamiye soomaaliyeed oo xorinimo u dirir ahaay waxaa C/llaahi Ciise iska dhigay oo run ahaantiina ay isku suuro ekaayeen Marxuum: Maxamud Yuusuf Aadan Muuro oo cirbadii talaalka ee sunta aheeyd lagu duray wuxuuna ka dhaxlay cirbadaasi xanuun uu sariir u saarnaa waqti badan Marxuum: Maxamud Yusuf Muuro wuxuu cirbadaasi sunta ah u qaatay in uu badbaadiyo qaranimada iyo madax-banaanida soomaaliya.


Dhawaan ayuu ku geeriyooday Guri uu ka deganaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Maalinimada bari ah ayaa lagu Aasay Qubuuraha Laangaata ee isla Magaaladaasi,Allaha u naxariisto Marxuum Maxamuud Yusuf Aden Muuro Ummada Soomaaliyeedna Samir iyo Imaan allaha ka siiyo.


Inaa Lilaahi Wa’inaa Ilaah Rajicoon Geeridu waa xaq. Waxaan ummada Soomaaliyeed oga tacsiyadeenayaa geerida ku timid halyeey soomaaliyeed oo magaalada Nairobi ku geeriyooday, Halgamaa Maxamud Yusuf Aden “Muuro” oo kamid ahaa halgama yaashii Soomaaliyeed in badan u hurey.


Intuusan dhiman ayaan nasiib u yeeshay in aan magaalada Nairobi ee Dalka Kenya kula Kulmo halgamaaga Soomaaliyeed oo u qaatay cirbad sun ah jiritaanka soomaaliya. Marxuum Maxamud Yusuf Aden “Muuro” ayaa iiga sheekeeyey xornimo u dirirkii iyo sababta keentay in uu iska dhigo AUN C/llaahi Ciise uu islamarkaana cirbada sunta ah u qaatay.


Halgamaa muuro ayaa wuxuu ii sheegay 28-10-1948dii AUN C/llaahi Ciise wuxuu ka dhoofay dalk si uu uga qaybgalo shir ka dhacayey Paris gaar ahaan lexuss oo ay soo qaban qaabiyeen Wasiiradii Arrimaha Dibadda ee Talyaaniga iyo Ingiriiska oo 5tii ilaa lixdii may 1948 ku shiray London heshiiskaasi oo la magac baxay “Sforza-Bevin plan oo Four Power Commission uga hadlayeen arrimaha Soomaaliya.


Isticmaarkii Ingiriiska wuxuu ugu talagalay in uu ku mudo Talaal sun ah AUN C/llaahi Ciise Maxamuud oo ahaa hogaamiye soomaaliyeed oo xorinimo u dirir ahaay waxaa C/llaahi Ciise iska dhigay oo run ahaantiina ay isku suuro ekaayeen Marxuum: Maxamud Yuusuf Aadan Muuro oo cirbadii talaalka ee sunta aheeyd lagu duray wuxuuna ka dhaxlay cirbadaasi xanuun uu sariir u saarnaa waqti badan Marxuum: Maxamud Yusuf Muuro wuxuu cirbadaasi sunta ah u qaatay in uu badbaadiyo qaranimada iyo madax-banaanida soomaaliya.


Maalinimadii shalay ayuu ku geeriyooday Guriga uu ka deganaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Maalinimada bari ah ayaa lagu aasidoonaa qabuuraha laangaata illahayoow u naxariiso Marxuum Maxamuud Yusuf Aden illahoow Janatul Fardowsa Ka Waraabi dhamaan Ummada Soomaaliyeed Samir iyo Imaan allaha ka siiyo illaheey qabriga ha u waasiciyo Aamin.


Inaa Lilaahi Wa’inaa Ilaah Rajicoon Geeridu waa xaq. Waxaan ummada Soomaaliyeed oga tacsiyadeenayaa geerida ku timid halyeey soomaaliyeed oo magaalada Nairobi ku geeriyooday, Halgamaa Maxamud Yusuf Aden “Muuro” oo kamid ahaa halgama yaashii Soomaaliyeed in badan u hurey.
Intuusan dhiman ayaan nasiib u yeeshay in aan magaalada Nairobi ee Dalka Kenya kula Kulmo halgamaaga Soomaaliyeed oo u qaatay cirbad sun ah jiritaanka soomaaliya. Marxuum Maxamud Yusuf Aden “Muuro” ayaa iiga sheekeeyey xornimo u dirirkii iyo sababta keentay in uu iska dhigo AUN C/llaahi Ciise uu islamarkaana cirbada sunta ah u qaatay.


Halgamaa muuro ayaa wuxuu ii sheegay 28-10-1948dii AUN C/llaahi Ciise wuxuu ka dhoofay dalk si uu uga qaybgalo shir ka dhacayey Paris gaar ahaan lexuss oo ay soo qaban qaabiyeen Wasiiradii Arrimaha Dibadda ee Talyaaniga iyo Ingiriiska oo 5tii ilaa lixdii may 1948 ku shiray London heshiiskaasi oo la magac baxay “Sforza-Bevin plan oo Four Power Commission uga hadlayeen arrimaha Soomaaliya.


Isticmaarkii Ingiriiska wuxuu ugu talagalay in uu ku mudo Talaal sun ah AUN C/llaahi Ciise Maxamuud oo ahaa hogaamiye soomaaliyeed oo xorinimo u dirir ahaay waxaa C/llaahi Ciise iska dhigay oo run ahaantiina ay isku suuro ekaayeen Marxuum: Maxamud Yuusuf Aadan Muuro oo cirbadii talaalka ee sunta aheeyd lagu duray wuxuuna ka dhaxlay cirbadaasi xanuun uu sariir u saarnaa waqti badan Marxuum: Maxamud Yusuf Muuro wuxuu cirbadaasi sunta ah u qaatay in uu badbaadiyo qaranimada iyo madax-banaanida soomaaliya.

Maalinimadii shalay ayuu ku geeriyooday Guriga uu ka deganaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya,Maanat,ayaana lagu aasay qabuuraha laangaata ee Nayrobi.


Halkan hoose ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading