Video:-Maxamed Kaahin”Dhulbahante caqli uu ku midoobo malahan waana kala qaybinay”

Cod ka fakadey Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Somaliland Korneyl Maxamed Kaahin Axmed ayuu ku sheegay in Beesha Dhulabahnte aysan sinaba u midoobi karin wakhtigan lagu jiro. Codkan oo si weyn ugu baahay baraha Bulshada

Kaahin wuxuu sheegayaa in beesha Jaamac Siyaad dhibaato badan ay gaartey saddexdii dagaal oo dhimasho 100 gaartey ay ku dhacdey. Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Somaliland ayaa sheegay in ay kala jejebiyeen Dhulabahantaha oo qoloba gaar ula shireen,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

Halkan ka dhagayso codka Kaahin


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading