Video:-Maxay kawada hadleen Muuse Biixi iyo Weftiga DP World?

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi,ayaa Madaxtooyada ku qaabiley wefti uu hoggaaminayo Maareeye-ku-xigeenka ahna Agaasimaha Maamulka iyo Madaxa Fulinta Bariga Dhexe iyo Afrika ee Shirkada DP World Mr. Suhail Al Banna.

Kulankaa waxa lagaga wada hadlay qodobbo dhawra oo la xiriira mashaariicda ay DP World ka wado Somaliland.

Qodobada looga wada hadlay kulankaas,ayaa kala ah…

1.Dhamaystirka dhismaha qaybta koowaad ee Aaga Cashuuraha ka caagan (Free Zone).

2.Ugudbida fulinta wejiga Labaad.

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading