Video:-Maxay kawada hadleen Puntland,Qaramada midoobey iyo Maraykanka

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa galabta hoygiisa Muqdisho, ku qaabilay Ergayga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya James Swan, sii hayaha Safaaradda Maraykanka ee Soomaaliya Colleen Crenwelge iyo Safiirka Dowladda Ingirisiiska ee Soomaaliya Kate Foster.

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading