Video:-Maxay kawada hadleen Xildhibaanada labada Aqal iyo wakiilada caalamka

Waftiga beesha caalamka ka socday ee soo gaaray kismaayo Maanta waxay kaloo la kulmeen Xildhibaanada labbada aqal ee ee Baarlamaanada Fadaraliga ah,

Xildhibaanada,ayaa ka digay faragalin lagu sameeyo doorashada Jubbaland oo xiligeeda ku dhaceysa.

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading