Wasiirada Waxbarashada Dowladda Federaalka Soomaaliya, Dowlad Gobaleedyada iyo Gobalka Banaadir oo Shir looga hadlayay Hormarinta Waxbarashada Soomaaliya uu maalmo uga socday magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland ayaa kala saxiixday Is-afgarad, kaas oo ka kooban 4 qodob.
Maxamed Caabi Xasan, Agaasimaha Wasaaradda Waxbarashada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa faah-faahin ka bixiyay Is-afgaradka Wasaaradaha Waxbarashada dalka.
Idilnews
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.