Video:-Maxay tahay talaabada Maraykanka Ee Colaada Itoobiya?

Maamulka Biden Oo Sharaxaad Ka Bixiyay Waxa Ay Ka Qabanayaan Soo Afjarida Colaada Itoobiya.

Xoghayaha Arimaha Dibada Maraykanka,ayaa ka hadlay arinkaas mar uu shir jaraa’id la qabanayay Wasiirka Arimaha Dibada ee Ukrain.

Halkan ka daawo muuqaalka




Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading