Video:-Maxay yihiin Qodobada ugu waa weyn Ee horyaala Shirka G-20?

Hogaamiya yaasha Caalamka ugu miisaanka culus,ayaa iskugu tagay Dalka Indonisiya si ay uga qayb galaan Shirka G-20.

Qodobada ugu waa weyn ee horyaala,waxaa ka mid ah..

1.Dhaqaalaha Aduunka ee sii liicaya.

2.Colaadaha,gaar ahaan mid Ukrain.
3.Cimilada Aduunka oo meeshii ugu xumayd maraysa.

Shirka,waxaa kale oo lagu marti qaaday Dalal kale oo aan ku jirin Wadamada G-20.

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading