Video:-Maxkamada Ciidama Puntland oo sii daysay eedaysanayaal shabaab

Maxkamadda Ciidamadda Qalabka Sida ee Puntland ayaa maanta xoriyadoodii u soo celiyay 11 qof oo lagu eedeeyay inay ka tirsanayaan Kooxda Al-shabaab, islamarkaana ay howlo argagixiso ka fulin lahaayeen Degaamadda Puntland.

Guddoomiyaha Maxkamada Ciidamadda ee 5ta gobolka Cabdi Fatax Xaaji Aadan oo go’aanka Maxkamada ku dhawaaqay ayaa sheegay in Maxkamadu ay ku wayday wax dambi ah iyo inay ka tirsanaayeen kooxda Al-shabaab,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

Halkan ka dawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading