Video:-Maxkamada Ciidamada Qalabka sida oo xukun dil ah ku riday dhagarqabayashii dilay Taliye xigeenkii Booliska Puntland

Maxkamadda dambiyada culus ee gobolada Bari, Sanaag, Hayland, Gardafuu iyo Karkaar ayaa la horkeenay eedeysanayaal ku eedeysnaa in ay ka tirsanaayeen xarakada Al-Shabaab ee ka dagaalanta buuraha Galgala

Eedeysanayaasha ayaa garaayey 7 ruux, waxaana lagu kala magacaabaa Nuuradiin Axmad Samatar, Ayuub Yaasiin Cabdi, Cali Ismaaciil Cali, Xasan Aadan Xasan, Cabdxakiin Maxamad Aweys, Maxamad Yaasin Maxamad iyo Daa’uud Saciid Sahal,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

Be the first to comment on "Video:-Maxkamada Ciidamada Qalabka sida oo xukun dil ah ku riday dhagarqabayashii dilay Taliye xigeenkii Booliska Puntland"

Leave a comment

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading