Gudoomiyaha Maxkamada ciidamada Qalabka sida iyo Danbiyada culus ee Puntland Col. Cabdiftaax Xaaji Aadan Ayaa Ku Dhawaaqay Go’aanka Maxkamadda,
Waxaanna 6-kamid ah Dhalinyaradaasi loo Heystay Iney kamid ahaayeen Al-Shabaab, Halka Labo Kamid Ah Ciidamada Puntland Loo Heysto Iney Degmada qandala ku Dileen Nin Oday ah,
Halkan ka akhriso:-
- Cabdiwaaxid Macalin Axmed Xasan – 22 -Sano Jir
- Mahad cali Xuseen ibraahim 22 – Sano Jir
- Yaasiin Maxamed Cabdi Ciise 39 – Sano jir
- C/laahi Cabdiraxmaan Barre 19 – Sano Jir
- Maxamed Cadi-qani Xasan 33 – Sano jir
Halkan ka daawo muuqaalka
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.
Be the first to comment on "Video:-Maxkamada Ciidamada Qalabka sida Puntland oo xukuno riday"