Video:-Midowga Afrika oo sheegay in dhinacyada isku haya Itoobiya ay wada hadal ogol yihiin

Midowga Afrika,ayaa sheegay in dhinacyada ku lugta leh colaadda daba dheeraatay ee waqooyiga Itoobiya ay muujiyeen rabitaankooda nabad, amni iyo xasillooni, balse ay ku kala duwan yihiin sida ay arrintan ku gaari karaan,hoos ka daawo muuqaalka.



Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading