Koror ku yimaada miisaaniyada Puntland,ayaa larajaynayaa Sanadkan in uu ka bato 400-Milyan oo dolar.
Kadib markii Garoomada diyaaradaha Bosaso,Garowe iyo Dekadaha Garacad iyo Bosaso ay noqdeen kuwo aad umashquulsan.
5-ta Sano ee soo socota waxaa larajaynayaa in Miisaaniyada PL ay noqoto 1-Bilyan oo dolar.
Kor ukaca Ganacsiga Puntland,waxaa loo sababaynaa Maalgashiga sareeya ee Qurbo joogta.
Dhaqaalle yahanadu waxay ka bixinayaan saadaal wanaagsan kobaca dhaqaalaha Puntland 10-ka Sano ee socda.
Jibril Qoobey.
Koror ku yimaada miisaaniyada Puntland,ayaa larajaynayaa Sanadkan in ay ka badato 400-Milyan oo dolar.
Kadib markii Garoomada diyaaradaha Bosaso,Garowe iyo Dekadaha Garacad iyo Bosaso ay noqdeen kuwo aad umashquulsan.
5-ta Sano ee soo socota waxaa larajaynayaa in Miisaaniyada… pic.twitter.com/IHOelUDFXV
— Jibril Qoobey (@JibrilQoobey) April 9, 2023
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.