Video:-Miyay ku lug leedahay Villa Somaliya Khilaafka doorasho Ee Hir-Shabelle??

Buuqa iyo isqabqabsiga ka taagan doorashada Hir-shabelle waxay abuuri kartaa jawi ay Villa Somaliya iskugu dayi karto waxuun mudo kororsi ah,waxaana jira Tuhun ku aadan arintaas.

Tiro Xildhibaano ah,ayaa soo saaray baaq ay ku sheegayaan in doorashada Hir-shabelle wakhtigeeda ku dhacdo noqotana mid loo siman yahay oo madax banaan.

Halkan ka daawo muuqaalka

https://m.facebook.com/story.php?story_fbid=10158727010961878&id=742346877

Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading