Video:-Mucaaradka Somaliland oo ka hor yimid kulanka Farmaajo iyo Khayre

Way iska cadahay in Muuse gudaha iyo dibada ku fashilmay hogaaminta Somaliland hadana naf ka raadinayo soo dhaweynta Jabuti.

Mucaaradka Somaliland horay ayay uga hadleen qorshaha ka danbeeya isa salaamida Farmaajo iyo Muuse Biixi.

“Boqolkiiba Sodon deeqda Somaliya la siin doono marka daynta laga cafiyo,ayuu ku badashay qadiyadii Somaliland”Sidaa waxaa yiri Faysal Cali Waraabe.

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading