Video:-Mudaahaaraadyo looga soo horjeedo Muuse Biixi iyo kala jarida Somaliya oo ka dhacay Maraykanka

Bannaan-baxyo looga soo horjeedo gooni goosadka,ayaa ka dhacay bannaanka xarunta Heritage ee magaalada Washington oo uu khudubaddu ka jeediyey Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi.

Banaanbaxyada,ayaa waxaa dhigay Dad taageeraya midnimada Somaliya,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading