Video:-Musharaf Oo dil lagu xukumay

Madaxweynihii hore ee dalka Pakistan General Pervez Musharraf,ayaa maanta maxkamad gaar ah waxaa ay ku xukuntay in la dilo ka dib markii lagu heley dambi ah khiyaano Qaran isagoo ka maqan dalka.hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading