Video:-Musharax Maxamed Faarax Mire Oo la kulmay Haweenka Bosaso

Musharaxa Duqa Degmada Bosaaso Maxamed Faarax Xaaji Mire ayaa kulan la qaatay Haweenka Puntland gaar ahaan kuwa Mgaaalada Bosaso oo iskugu jira qurba joog iyo dal jood.

Murasaxa ayaa Haweenka kaga mahad celiyay martiqaadka ay u sameeyeen wuxuuna usharaxay sababta ku dhalisay in uu isku soo taago xilka duqa Bosaaso.

Dhankooda Haweenka kulanka la qaatay Musharaxa ayaa waxa ay kula dar daarmeen Musharax Maxamed Faarax Xaaji Mire,hadii uu ku guulaysto doorashada in uu wax badan ka badalo muuqaalka Magaalada Bosaaso oo ah xarunta ganacsiga Puntland,taasoo hada ay ka muuqato dib u dhacyo fara badan,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading