Video:-Musharaxiinta Gudoomiyaha baarlamaanka Oo bilaabay khudbadahoodii musharaxnimo

Qaar ka mid ah murashixiinta u taagan xilka guddoomiyaha golaha shacabka ee baarlamaanka Fadaraalka Soomaaliya ayaa maanta khudbado ay ku soo bandhigayeen barnaamijkooda siyaasadeed ka jeediyay golaha shacabka.

Golaha ayaa dhageystay lix ka mid ah 11 murashax oo u taagan doorashadan la qorsheeyay in ay dhacdo 30-ka bishan April,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading