Video:-Musharaxiinta Gudoonka Baarlamaanka Jubaland oo jeediyay khudbadahoodii

Maanta waxaa khudbadahoodihii akhriyay musharaxiinta Gudoonka Baarlamaanka.

Maalinka Beri foog ah oo Jimce ah waa la nasanayaa.

Saadanbe oo Sabti ah waxaa lagalayaa doorashada gudoonka Golaha wakiilada Jubaland.

Saakuun oo Axad ah waxaa la dhagaysan doonaa khudbadaha musharaxiinta Madaxweynaha.

Sidataal oo Isniin ah hadii eebe idmo waxaa lacdoiran doonaa Madaxweynaha Dowlada Jubaland,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading