Video:-Musharaxiinta Madaxweyne oo khudbado jeediyay

Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka billaabatay khudbado ay musharaxiinta madaxweynaha u jeedinayaan xildhibaanada labada aqal ee baarlamanka.

Waxaa maanta loogu taloglay inay hadlaan 20 murashax, ayada oo 19 kalena la qorsheeyey in ay khudbadaha jeediyaan maalinta Khamiista ah.

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading