Video:-Muslimiinta Caalamka oo Maanta utaagan Ciidul Adxaa

In ka badan 1.8 milyan oo Qo oo gudanaya Xajka Sannadkan,ayaa ku ciidaya Xaramka barakeysan ee Magaalada Makka.

War Talaadadi kasoo baxay Dowladda Sacuudiga,ayaa lagu sheegay in xujyedaasi ay ka kala yimaadeen in ka badan 150-Waddan oo caalamka ah,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka

 


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading