Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Dr. Sulaymaan Maxamed Maxamuud, oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in caddeymo lagu hayo Masuuliyiin u xiran falal Musuq-maasuq la xiriira dhawaanna la geyn doono Maxkamadda awooda u leh dhagaysiga Dacwadda.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.