Murashaxa Madaxweynaha ahna guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka hadlay suurto-galnimada mar kale oo ay Somaliland dib u la midowdo Somaliya,
Muuuse Biixi ayaa sheegay in doodaha hada taagan ee ay labada dhinac isku hayaan aanay ahayn kuwo diidan in la midoobo balse la isku afgaran la’ yahay oo keliya sida ay u midoobayaan Somaliland iyo Somaliya.
Muuse Biixi ayaa si adag u sheegay haddii la doonayo in dib loo mideeyo labaddaas dawladdood ay ka dawlad ahaan doonayaan in loo midoobo Koonfurta Somaliya ee Talyaanigu gumaysan jiray iyo Waqooyiga Ingiriisku gumaysan jiray ama loo yiqiin British Somaliland, iyadoo la raacayo axdi qarameedkii lagu kala xadeeyey wadamada Afrika.hoos ka daawo muuqaalka.
Halkan ka daawo muuqaalka
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.
Be the first to comment on "Video:-Muuse Biixi ”Doodaha hada taagan ee ay labada dhinac isku hayaan mahan kuwo diidan in ay midoobaan Somaliya iyo Somaliland”"