Video:-Muuse Biixi oo socdaal ugu kicitimay Gobolada Bari Ee Somaliland

Ujeedada safarkiisa ayaa waxaa lagu sheegay in uu u kuurgalayo xaalada deegaanada Bari,sidoo kale uu ka qyeb geli doonaa munaasabad xariga looga jarayo Xabsi laga dhisay Magaalada Burco.
 
Wararka qaar,ayaa waxa ay sheegayaan in uu la kulmi doono waxgaradka deegaanada Bari ee Somaliland oo eedeymo bilihii ugu dambeysay uga imaaneysay,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading